Description
About Course
Complete Cryptocurrency Course, wuxuu ku siinayaa faham qoto dheer oo ku saabsan lacagahan dhijitaalka ah ee loo yaqaano Cryptocurrency,
Kooraskan wuxuu ku baxayaa afka soomaaliga, waxa uuna kuu suuro gelinaayaa inaad ka shaqeesan karto suuqan adigoo gurigaaga ama xafiiskaaga jooga.
Sidoo kale kooraskan wuxuu awood kuu siin doonaa in aad si aqooni ku jirto u maalgashan karto Suuqan ama aad si maalinle ah ugaga shaqeesan karto.
Koorsadan waxaa loosoo diyaariyay qaab ka ugu fudud ee aad wax ku fahmi karto iyada oo loo kala hormarinaayo casharada sida ay isugu xigi karaan, si loo hubiyo inaadan ku jahwareerin barashada xirfadan.
Reviews
There are no reviews yet.