Sabre GDS Course

About Course
Koorsadani waxuu ku siinaayaa faham qoto dheer oo ku saabsan Sabre, wuxuuna ka midyahay waxa loo yaqaano Global Distribution Systems (GDS). Waxaa loogu talagalay Travel Agents-yada, koorsadani waxay ku bari doontaa sida loogu isticmaalo Sabre si hufan oo aad u qabsato flight booking, hotel reservations, iyo car rentals. Waxaad baran doontaa koodadka muhiimka ah, hababka ticketing loo sameeyo, iyo xeelado loo isticmaalaayo habka isticmaalka Platform ka. Haddii aad tahay qof bilow ah ama aad dooneyso in aad horumariso xirfadahaaga GDS-ka, koorsadani waxay ku siin doontaa aqoon iyo waayo-aragnimo wax ku ool ah oo kaa caawin doonta inaad si xirfad leh u isticmaasho Sabre System.