5.00
(1 Rating)

Complete Cryptocurrency Course

Categories: Financial Market
Wishlist Share
Share Course
Page Link
Share On Social Media

About Course

Complete Cryptocurrency Course, wuxuu ku siinayaa faham qoto dheer oo ku saabsan lacagahan dhijitaalka ah ee loo yaqaano Cryptocurrency, 

Kooraskan wuxuu ku baxayaa afka soomaaliga, waxa uuna kuu suuro gelinaayaa inaad ka shaqeesan karto suuqan adigoo gurigaaga ama xafiiskaaga jooga.

Sidoo kale kooraskan wuxuu awood kuu siin doonaa in aad si aqooni ku jirto u maalgashan karto Suuqan ama aad si maalinle ah ugaga shaqeesan karto.

Koorsadan waxaa loosoo diyaariyay qaab ka ugu fudud ee aad wax ku fahmi karto iyada oo loo kala hormarinaayo casharada sida ay isugu xigi karaan, si loo hubiyo inaadan ku jahwareerin barashada xirfadan.

What Will You Learn?

  • Technical Analysis (TA)
  • Fundamental Analysis (FA)
  • On-Chain Analysis
  • Sentiment Analysis

Course Content

1. Introduction to Cryptocurrency
Horudhacaan wuxuu ku siinaayaa faham buuxa oo ku saabsan guud ahaan siduu u shaqeeyo suuqan Cryptocurrency

  • 1.1 Waa maxay Cryptocurrency?
    13:39
  • Exercise
  • 1.2 Waa Maxay Block-Chain Technology?
    15:15
  • 1.3 Wallets
    11:54
  • Exercise
  • 1.4 Exchanges
    06:09
  • Exercise

2. Technical Analysis

3. Fundamental News

4. On-Chain & Sentiment Analysis

5. Risk Management

6. Trading Psychology

Student Ratings & Reviews

5.0
Total 1 Rating
5
1 Rating
4
0 Rating
3
0 Rating
2
0 Rating
1
0 Rating
SA
1 day ago
Masha allah waa kooris cajiib ah oo aan wax badan ka faa'iiday runtii

Want to receive push notifications for all major on-site activities?