Kusoo Dhowoow
Madasha Ugu Wanaagsan
ee Laga Barto Xirfadaha
Si aad wax u barato, kuma qasbanid inaad iskuul tagto kaliya ee waad baran kartaa adoo gurigaaga jooga

Ku Hubee Naftaada Xirfad Muhiim ah
Xirfaddu waxeey muhiim u tahay jiritaankaaga qofnimo, hadii aad tahay xirfadle waxaad noqonaysaa shaqsi muhiim ku ah bulshada dhexdeeda.

Xornimo Dhaqaale
Maanta dunida waxaa suuro gal ka ah inaad dhaqaale sameeyn karto adigoo aan meelna u shaqo tagin, gurigaagan jooga ama dalxiisa ku jira, Taasna waxaa suuro geliyay ilbaxnimada maanta ay dunida ku talaabsatay.

Horumarinta Naftaada
Masuuliyad ayaa kaa saaran horumarinta naftaada. Ka faa'ideeyso horumarka technology-da maanta oo ku hubee naftaada xirfadaha muhiimka u ah ee ku gaarsiin kara horumar la taaban karo.
Koorsooyinka Ugu Caansan
Ardayda Maxeey ka Sheegeen Madasha
Halkaan Waxaad Ku Arkaysaa Qaar
Kamid Ah Ardayda
Asc awalan waxan halkan uga mahadcelinayaa ustadyaasha ,ustaad Abubakr Tuke, Dadaalka iyo juhdiga iyo sabiriga aan Hagerty lahayn ee aad na gelisay jazakumullah khairan cumriga iyo aqoonta ilahy ha kuu barakeeyo .
Run ahaanti waxan faa iidya aqoon badan oo badashay fahamkayga
waxayna iftiimisay maskaxdayda, waxayna ii furaysaa waddooyin cusub oo fursado badan leh. ,course daana waxy ahayd corsa wax badan igu soo kordhisa boqlkiiba boqola.
Mar labad ayaan idinka mahad celinayaa

Asc, Ugu horeyn waxay Mahad usugnataay Ilaah swt o nagu simay inan fursadaan kafaidaysano iyo Macalinkeena u Ugu horeyo Ustaad Abukar Tuke oo Si xilkasnima leh iyo dadaal dheeri ah inoo galiye sidaan uga faidaysan lahayn course kaan kusabsan barashada Crypto trading ka .
Aniga ahaan waxay itahay book cusub o nolashayda ah madama an bartay skill cusub oo dunida manta ka ah fursad qaali ah loona jihaystay.
Markale waxaan u Mahad celinaaya macalinkayga juhdiga igaliye Alaha ku sharfo o kuu barakeeyo aqoontaada Mahadsanidiin.

Asc, waxaan mahad celin,bogaadin iyo salaan inta halkaan uga tabinayaa macalinkayga iyo madashan gaar ahaan macalin abuukar iisuuuro galiyay inaan kasoo hayaamo qabowgii yurub kana macaasho aqoonti iyo dadaalkii uu fursada noo siiyay, anigoo hurdo ayan lacag sameyaa mararka qaar, mahadsanidiin howshaan waa doqon magarato, abalkaaga ma gudi karno kun jeer wad mahadsantihiin.

ASC marka ugu horeysa mahad oo dhan waxay usugnaatey ilaahey subxaanahu watacaa oo noo suurto galiyey wax waliba tan labaad waxaan umahad celinaayaa ustaad Abukar Tuke oo waqtigiisa iyo cilmigiisaba si hagar li’i ah noogu huray juhdina nagu bixiyey sidaa wax soo saar iyo wax qabad aan u yeelan laheyn. Nabiga SCW wuxuu yiri “qofkaan dadka umahadcelin Ilaahey uma mahadceliyo, qofkii ku bara sida loo shaqeysto noloshaadoo dhan buu ku caawiyey” waxaan idin ka faaidney cilmi iyo xirfad waxaad noo ifiseen wado mugdi naga aheyd abaalkiina magudi karno lkn waxaa idin leeyahay Allah ha idinka abaal mariyo abaalkaa noo gasheen insha allah adaana umahadsantihiin

Asc waxaan rabaa inaan u mahadceliyo macalinkayga qaaliga oo runtii ii iftiimiyay wax badan oo iga qarsoonaa.
Runtii madashaan wax badan ayay ka badashay noloshayda oo maanta waxaan wax badan ka fahmay suuqa Cryptocurrency oo runtii in badan la’aa meel aan ka barto balse ugu dambayn waxaan nasiib yeeshay maalinkii aan haleelay ama aan go’aansaday inaan madashan wax ka barto , ilaah ayaa i waafajiyay wadada saxda ah.
waxaan dadka kale kula talinayaa in madashan ay tahay madasha kaliya ee si wanaagsan ku caawin karta.

Asc marka hore.
Mahadcelinta ilaah kadib waxaan u mahadcelinaayaa macalinkayga Abukar Tuke oo noogu hagarbaxay madashan quruxda badan iyo cilmigaan nafciga badan.
waxaan ka helay aniga sida casharada loo soo diyaariyay waxeey igu qaadatay waqti yar inaan fahmo suuqyadan dhaqaale ee kala duwan.
Runtii maanta waxeey madashan i gaarsiisay inaan suuqyadan ka shaqeeysto anoo gurigayga jooga ilmahaygana dhex jooga oo cuntadooda u diyaarsanaayo, waa guul aan ugaga mahadcelinaayo madashaan.

Si aad wax u barato, kuma qasbanid inaad iskuul tagto kaliya ee waad baran kartaa adoo gurigaaga jooga